Waxaa ku dhintay Ventimiglia italia Axmed c/llahi , Madama Somali aysan u dhoweyn Ventimiglia, ururka Somaliyey toosa Italia wuxuu la xiriirey masajidka Ventimiglia si ay noogu aasaan marxuumkas, Waxaan kaloo aan ku guuleysaney inaan baafis ku soo helnay Eheladisii. Somalia ha toosto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *